Raisul Wasaare Khayre oo jawaab culus u diray Madaxda dowlad goboleedyada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad looga hadlayay barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegay in aysan aheyn wax la aqbali karo in magaalada Muqdisho la yiraahdo laguma shiri karo amni daro awgeed. Khayre ayaa ka jawaabayay hadal ka soo yeeray madaxda dowlad goboleedyada oo maalmo shaaciyey shuruudo … Continue reading Raisul Wasaare Khayre oo jawaab culus u diray Madaxda dowlad goboleedyada